Ku soo dhawaada Sahanshe – Isha Xogta iyo Falanqeynta.
Sahanshe waa madal aad kala socon karto macluumaad iyo falanqeyn ku saabsan dhacdooyinka ugu waaweyn ee dalka iyo dibadda.
Hadafkayagu waa inaan kuu soo gudbino xog sugan oo ku saabsan:
🌍 Soomaaliya & Caalamka: Falanqeyn qoto dheer oo ku saabsan siyaasadda, amniga, iyo xiriirka caalamiga ah.
📈 Dhaqaalaha & Horumarka: Warbixinno ku saabsan ganacsiga, koboca dhaqaalaha, tiknoolajiyadda casriga ah, iyo mashaariicda horumarineed.
🧬 🛰️ Sayniska & Teknoolojiyadda:Warbixinno ku saabsan isbeddelka tiknoolajiyadda casriga ah, caafimaadka, iyo hal-abuurka.
Sideed ula socon kartaa Sahanshe?
Si aanad u seegin qoraallada cusub, waxaad nagu biiri kartaa adigoo isticmaalaya Emailkaaga haddii aad leedahay.
Haddii aad qorto Emailkaaga hoose, qoraal walba oo cusub toos ayuu taleefankaaga ugu soo dhacayaa – Waa Bilaash, wax lacag ah ma ahan.
Sidoo kale, waxaad nagala socon kartaa baraha bulshada. Ku soo biir asxaabta Sahanshe oo noqo qof xogogaal ah.
Nagala soco Baraha Bulshada
Haddii aadan isticmaalin Email-ka, dhib ma laha! Waxaad dhammaan qoraallada iyo falanqeynta Sahanshe si toos ah uga heli kartaa boggayaga Facebook.
👍 [Halkan Guji oo Follow dheh Sahanshe Facebook]

